8-QOFOOD DHIMASHA AH,7-QOFOOD DHAWAC AH…
WEERAR KA DHACAY MALL KU YAALO MARAYKANKA.
(TAXES)-Nin hubaysan ayaa gaystay toogasho halis ah waxa uuna ku dilay sideed qofood waxa una ku dhaawacay todobo kale maanta oo Sabti ah(6/5/23)-ka,toogashada ayaa ka dhacday goob laga suuqeysto lana yiraahdo”Allen Premium Outlet”ka hor inta eysan boolisku toogan ninkii hubaysnaay,Video lagu faafiyey khadka Internet-ka ayaa la arkaayey nin ka soo baxaayo baabuur nuuciisu yahay Qalin goob la dhigto baabuurta waxa uuna isaga soo tegay albaabka wadaha baabuurka oo furan waxa uuna isla markii rasaas ku furay dad ku lugaynaayey hareerah goobta la dhigto baabuurta,waxaa la maqlaayey codka tobaneyo xabadood uu riday ninkaan hubaysan markii uu ku soo dhawaaday dadkii suqaysanaayey iyo baabuurkii duubaayey dhacdada kaaso si tartiib ah u socda agagaarka goobta ey ka dhecaysay toogashada.
ISHA WARKA THE DALLAS MORNING NEWS.