SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

Sida uu qoray maanta wargayska Tha Guardian mawaadin u dhashay dalka boqortooyadda Ingiriiska(UK) ayaa sheegtay in lagu jirdilay dalka Soomaaliya isla markaasne eey su’aalo weydiiyeen saraakiil ka tirsan hayadda sirdoonka Maraykanka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano CIA-da,muhimadda arrintaan leedahay ayaa noqonayso mid kor u sii qaada khilaafka la xiriiro waxa loo yaqaano”Argagixso la dirirka”taasoo macna ahaan ah yaa ah argagixiso loona ciqaabi karaa,yuusa yahay qofka lagu tuhmi karo inuu yahay argagixiso amaba la shaqeeyo. XIGASHO THE GUARDIAN.

RIIX HALKAAN.