SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

FARMAAJO OO ISKU HALEYNAAYO CIIDAMO EEY TABABA…

Hogaamiyeyaasha siyaasadda ee dalka soomaaliya ayaa sheegay in la dhibaateeyey iyo in taageerayaashooda la xadiday ineey si xur ah u socon karaan. Golaha midawga Musharixiinta ee xilka madaxweynaha dalka soomaaliya ayaa canbaareeyey in si xun loo isticmaalo ciidamadda booliska. Maalintii Taladada ayey ahayd markii eey isku dheceen ciidamadda booliska G/banaadir iyo dad banaanbaxaayey gaar ahaan waqooyiga magaaladda Muqdisho, maanta oo khamiis ahne waxaa ciidamo si aad ah u hubaysan la dul dhigay degaanka eey caasimadda Muqdisho ka degan yihiin qaar ka mida murashixiinta xilka madaxweynaha dalka soomaaliya sida madaxweynayaashii hore ee soomaaliya Sheekh shariif sheekh Axmed,Prof.Xasan sheekh Maxamuud,Rw-rihii xilka laga tuuray Xasan Cali Khayre iyo siyaasiga caanka ah C/raxmaan C/shakuur balse ma eeysan dhicin wax isku dhac ciidan ah. XIGASHO DAILY NATION.

HALKAAN KA AKHRISO.