SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

70-SANO KA DIB MAXAA DHACAY?

MAXAMUUD MATAAN.

(LONDON)-Dalka Ingiriiska waxa uu ka mid yahay wadamadda gumaystay dalka Soomaaliya gaar ahaan goboladda Waqooyi,Ingiriiska ayaa dalka Soomaaliya waxa uu ka qortay shaqaale, ciidan iyo dad kale oo uu u dirsaday adeegyo intuu weday isticmaarkiisa Qaaradda Afrika, hadda waxaa soo baxday sheeko ku saabsan nin Soomaaliyeed uu Ingiriisku ku dilay Ceego ka dib markii lagu soo eedeyey inuu qof dilay 70-sano ka hor,hadaba booliska gobolka Wales ee boqrtooyadda Ingiriiska ayaa ogaaday in ninkaas Soomaliyeed(Maxamuud Mataan) ee la dilay 70-sano ka hor dilkiisu ahaay mid khalada kana bixiyey mag iyo raaligelin,hadaba arrinkaan ayaa wax ka qoray Wargayska The Guardian ee cariga Ingiriiska.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRI.