SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

7-QOFOOD OO LAGU XIRAY DALKA IRAAN.

BANAANBAXAYAAL REER IRAAN AH.

(TEHRAN)-Ciidamadda ilaaladda Kacaanka dalka Iraan(IRGC) ayaa sheegay ineey kala furfureen koox shabakad ah kuna xirneed sirdoonka dalka Ingiriiska(M15),xireena todobo ayaga ka mida ayna ku jiraan kuwa wato laba dhalasho. Qoraal ka soo baxay ciidamadda ilaaladda kacaanka dalka Iraan waaxdooda xiriirka guud ee gobolka koonfur-bari ee Kerman ayaa sheegay in todobo qofood ee la qabtay ahaayeen kuwa hogaaminaayey banaanbaxyada ka dhacaayey magaalooyinka waa weyn ee dalka Iraan.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.