SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

BURCAD BADEED AFDUUBTAY MARKAB LAGA LEEYAHAY TURKIGA.

Marka aad maqashid burcad badeed waxaa isla markiiba maskaxdaada ku soo dhcaayo xeebaha geeska afrika gaar ahaan soomaaliya,laakinse markaan hawshu waa eey ka wareegtay geeska afrika oo waxa eey aaday dhinacaas iyo galbeedka afrika waxaane xeebaha dalka Nayjeriya laga afduubtay markab uu iska leeyahay dalka Turkiga,waxaane dhacday in madaxweyne Urdugaan uu xiriir la sameeyey badmaaxayashii reer Turkiga kana waraystay sida xaalku yahay. Shan iyo tobankii badmareen ee la socday markabka ayaa seddex ka mida la afduubtay midna waa la dilay sida uu maanta qoray wargayska Anadolu.XIGASHO ARABPOST.

HALKAAN KA AKHRISO.