SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

55-XERO BARAKACAYAAL OO LA LUNSADAY GARGAARKOODII.

(SAWIRKA)-BARAKACAYAASHA SOOMAALIYA.

(MUQDISHO)-Maalmihii la soo dhaafay waxaa so baxaayey warar sheegayo in Midawga Yurub uu si ku meel gaara ahaan u joojiyey dhaqaalihii uu siinaayey Hayadda Cuntada Adduunka ee WFP sababo la xiriiro wax is dabamarin ka jirta Kaalmada Bani’adanimo ee loogu talagalay dadka Barakacaaysha ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Warbixin ey soo saartay Qaramada Midoobe ayaa lagu ogaaday in 55-Xero ey ku sugan yihiin dad Barakacaayaal ah ey ka dhacday xatooyo ba’an oo loo gaystay Gargaarkii loogu talagalay dadka soo Barakacay,warbixina ayaa lagu xusay in arrintaan ey ku lug leeyihiin maamulka Maxaliga ah,shaqaalaha samafalka ka shaqeeyo,ciidamadda amaanka.

ISHA/HIIRAAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.