54-DAL AAN LAGU TEGI KARIN BAASABOORKA KENYA.
Kenya waxa eey ka mid tahay wadamadda afrika bari kuwooda ugu dhaqaale fiican gaar ahaan wadamadda reer galbeedka ayaa dalkaas kenya waxa eey ku wada leeyihiin safaarado iyo shirkado ka hawlgalo hadeey ahaan lahaayeen kuwa ganacsi iyo dalxiisba,soomalida oo ka mida dadka ku leh meherado ganacsi dalkaas Kenya ayaa intooda badan waxa eey haystaan dhalashadda dalkaasi Kenya,sida laga soo sheegayne Kenya waxaa ka jiro cudurka COVID-19 oo waxaa maalin walba ugu geeriyoodo dad fara badan sidaas darteed ayaa waxaa soo baxay war sheegaayo in dalal gaaraayo 54-dal diideen in dalkooda lagu soo galo baasaboorka kenya,arrintaan ayaa waxaa laga yaabaa ineey caqabat ku noqoto soomaali badan oo ku safri jirtay baasaboorka Kenya isla markaasne uu dhaawac soo gaaro ganacsigooda.ISHA WARKA BUSINESS DAILY.