41% ALSHABAAB WAXAY DISHAA SHACABKA.
(SAWIRKA)-QARAX EY GAYSTAY KOOXDA ALSHABAAB.
(SOMALIA)-Machad ka mida maachadyada wax ka qora arrimaha amniga iyo siyaasadda caalamka lana yiraahdo CENTRE FOR PREVENTIVE ACTION ayaa waxa uu warbixin kooban ka qoray dagaalka ey Soomaaliya kula jirto kooxda Alshabaab bishii tagtay ee Juun(30/6/23)-ka,warbixinta ayaa sheegaysa in dawladda Federaalka Soomaaliya ey dhul balaaran ka saartay kooxda Alshabaab iyo in kooxda 41% ey weeraradeeda ku bartilmaameedsato dadka shacabka ah. warbixinta oo aad u dheer laguna soo koobi karin halkan.
ISHA WARKA CFPA.