4-KENYAN AH OO LA SOO AFDUUBAY.
XADKA SOMALIA IYO KENYA.
(NAIROBI)-Koox la tuhmaayo ineey ka tirsan yihiin kooxda argagixisada Alshabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa afar qofood oo ka tirsa shaqaalaha caafimaad dalkaasi Kenya lana socdeen Ambulance ayaa waxaa lagu afduubay magaaladda Madheere ee Goblka Waqooyi-bari Kenya sidaas waxaa maanta oo Arbaca ah sheegay booliska dalka Kenay.Dadka la tuhmaayo ineey ka tirsan yihiin kooxda Alshabaab ayaa waxa eey ka soo talaabeen xuduuda u dhexeyso dalalka Kenya iyo Soomaaliya habeenkii Talaada oo shalay ahayd,booliska Kenya ayaan sheegin tirada kooxda Alshabaab ee ka soo talawday xadka Soomaliya inta eey dhan yihiin.
ISHA WARKA AA.