SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

Beesha Caalamka oo ka walaacsn…

Waxa aan inteeyna badan la soconaa in dalka soomaaliya maraayo xaalad kala guur ah,waqtigaan ayaa ah mid aad u adag ka gudbidiisa loona baahan yahay in la muujiyo feejignaan,dulqaad iyo isu tanaasul eey sameeyaan dhammaan hogamiyeyaasha siyaasadda soomaaliya ee waqtigaan,dawladda federaalka soomaaliyeed iyo dawlad goboleedyada ka tirsan ayaa waxaa ka dhac socday dagaal siyaasdeed aad u xoogan oo koox waliba doonayso ineey tan kale legado,waxaane dhacay seddex shir oo ka dhacay Dhuusamareeb oo shirkii ugu dambeeyey eey ka maqnaayeen labada maamul gobleed ee kala ah Puntland iyo Jubaland si xal loo gaaro meel dhaxana la isugu yimaado ayaa waxaa shir kale uu dhacay magaaladda muqdisho kaasoo eey ka qeybgelaayeen Puntland iyo Jubaland,waxaane shirkii Muqdisho lagu gaaray go’aamo eey isku raaceen dhammaan qeybihii isku haayey siyaasadda soomaaliya oo eey ka maqan yihiin xisbiyadda siyaasadda,madasha xisbiuyadda qaran iyo rag miisaan culus ku leh siyaasadda soomaaliya,laakinse sheekadda hadda taagan ayaa ah beesha caalamka ee taageerto soomaalida ayaa waxa eey walaac ka muujisay go’aanadii lagu gaarat Muqdisho eeyna gaareen dawlada federaalka soomaaliyeed iyo dawlad goboleedyadda ka tirsan dawladda federaalka. Hadaba si aad wax uga ogatid halka arrimuhu maraayaan.

Halkaan Riix.