307,000 SHACAB AH AYAA KU DHINTAY..
BURBURKII KA DHACAY SUURIYA.
(GENEVA)-Ku dhawaad seddex boqol iyo todobo kun(307,000)-qofood oo shacab ah ayaa ku dhintay dagaalka dalka Suuriya mudadii u dhexeysay 1/3/2011 ilaa 31/3/2021-kii waane qiyaastii ugu sareeysay lana xiriirta iska horimaad eey ku dhinteen dad shacab ah gudaha dalka Suuriya,sidaa waxaa maanta oo Talaada ah sheegay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka.
ISHA WARKA AA.