SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GABADHII SEDDEXAAD OO MUSLIMADA KUNA SOO BIIRTAY KOONGAREESKA.

Imaan Jawdah waa macallimad wax ka dhigta Jaamicadda,aslakeedu waa Falastiin waane gebertii seddexaad oo muslimada xubina ka noqota koongareeska Maraykanka,waxayna Imaan u dhaqdhaqaaqdaa is dhexgalka dadka eey kala duwan yihiin diimahooda kuna sugan gobolka Koloraado ee dalka Maraykanka. Imaan Jawdah ayaa labadeeda waalid(Aabe iyo Hooyo) waxay ahaayeen macallimiin waxa eeyna dalka Maraykanka soo galeen 1974-tii,hooyadda dhashay Imaan ayaa waxa eey soddon sano macallimad ka ahayd dugsiyadda gobolka Koloraado ee dalka Maraykanka. XIGASHO ARABICPOST.

RIIX HALKAAN.