SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA MARAYKANKA.

BOOLISKA ARIZONA.

(USA)-Shaqsi aan la aqoon balse arrini kala dhexeeysay seddex nin oo kale ayaa sababtay toogasho dad ku dhinteen oo ka dhacday xarunta Shirkada Amazon qeybteeda alaabada u gayso dadka wax soo dalbada taaso ku taalo gobolka Arizona ee dalkaasi Maraykanka sida laga soo xigtay ciidamadda booliska. Nin watay bastoolad ayaa gaystay toogasho waxa uuna si ba’an u dhaawacay nin aan hubaysneyn ninkaaso qanadraasle ahaay heshiisne ka haysto shirkada Amazon shalay oo Arbaca ahayd. Goobta ey ka dhacday toogashada oo ahayd xarun ey leedahay shirkada Amazon eyna ku sugnaayeen dad badan oo qandaraasleyaal ah ayaa mid ka mida waxa uu toogtay ninkii hubaysnaay ee toogtay qandaraaslaha waxane halkaas ku naf waayey nin hubaysnaay,arrintaan yaa waxa ey ka dhacday banaanka shirkada Amazon.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.