SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

23-QOFOOD OO KU DHIMATAY..

TAHRIIBAYAAL.

(ATHENS)-Ugu yaraan 23-qofood meydkooda ayaa laga soo saaray biyaha badda Aegean ka dib markii doon ey saarnaayeen dad megengalyo doon ah ey ku degtay halkaas,dadka dhintay ee la helay meydadkooda ayaa waxaa ka mida shan caruur ah,doontaan ayaa la ogaaday ineey degtay maalintii Talaadada ahayd ee la soo dhaafay,sidaas waxaa sheegtay xukumadda Giriiga. 12-qofood uu ku jiro wiil 16-jir ah ayaa noqday dadkii laga soo badbaadiyey doonta degtay,laba nin oo ka mida dadka la soo badbaadiyey ayaa la sheegay ineey yihiin mukhalasiintii ka dambaysay in dadkaan la tahriibiyo balse ku halaagsamay badda Aegean.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.