SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

18-QOFOOD OO KU DHIMATAY DAB KA KACAY…

BURBURKII UU GAYSTAY DABKII INDONISIYA.

(JAKARTA)-Hayadaha gurmad iyo kuwa deb demi

ISHA WARKA ska ee dalka Indoniisiya ayaa maanta oo Sabti ah bilaabay ineey baadigoobaan tobaneeyo qofood oo la la’ayahay kuwaaso loo malaynaayo ineey ku hoos jiraan burburka dhismayaasha soo dumay ka dib markii uu qabsaday dab xoogan oo fiday kana yimid goob lagu kaydiyo shidaalka kuna taalo caasimadda dalka Indonisiya ee Jakarta,dabkaas ayaa ugu yaraan waxaa ku dhintay 18-qofoofd.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.