155-CARUUR AH OO KU DHIMATAY…
DADKII KU CARUUR BEELAY DHULGARIIRKA.
(AFGAANISTAAN)-Tirada caruurta ah ee ku dhimatay dhulgariirkii ku dhuftay koonfurbari dalka Afgaanistaan todobaadkii tegay ayaa waxaa kor u kacay tirada caruurta ah ee ku geeriyootay waxaane la soo sheegaa ineey ugu dhawaan gaareyso 155-canug,sidaas waxaa sheegtay Qaramada Midoobay. Sida uu sheegay isku duwaha arrimaha bani’aadanimada ee Qaramada Midoobay shalay oo Axad ahayd waxaa dhulgariirka ku dhaawacmay caruur gaareyso 250 canug.
ISHA WARKA AP.