SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

13/12/2023-KA MAALIN TAARIIKHI AH.

(SAWIRKA)-KRISTINA SVENSSON.

(NAIROBI)-Dalka Soomaaliya waxa uu muddo dhan sodon sano iyo ka badan la daalaa dhacayey deymo uu caalamku ku leeyahay,dawladihii soo maray dalka Soomaaliya ayaa mid walba waxa ey isku dayeysay in dalka Soomaaliya laga Cafiyo Deynta lagu leeyahay,ma aha Soomaaliya oo kaliyah dalalka la daalaa dhacaayo deymaha caalamka looga leeyahay hadaba Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa dadaal adag uu u galay sidii dalka Soomaaliya looga qaadi lahaay Deynta caalamku ku leeyahay waxa uuna imaan doonaa magaaladda Washington ee ah Caasimadda dalka Maraykanka si halkaasi looga sheego in dalka Soomaaliya laga cafiyey Deyntii lagu lahaay,wararka aan heleyno ilo muhim ah ayaa sheegaayo in Washington DC ey ka dhici doonto ku dhawaaqid Taariikhi ah kuna saabsan Cafinta Deynta Soomaaliya waxaane lagu sheegi doonaa Washington DC 13/12/2023-ka ka dib markii ey Gudiyadda Hayadaha Bretton Woods ey soo dhammaystireen Hanaanka Ansixinta.

ISHA/EAST AFRICAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.