125-QOFOOD OO KU DHIMATAY DALKA ….
EHELADII DADKII KU DHINTAY GAROONKA KUBADDA CAGTA EE DALKA INDONIISIYA.
(MALANGA)-Booliska dalka Indoniisiya ayaa ku furay Gaaska dadka ka ilmeeysiiya ka dib markii uu isku dayey inuu joojiyo rabshado ka qarxay garoon lagu ciyaaro kubadda cagta,rabshadaha qarxay ayaa sababay iska hor imaad iyo kala yaac ka dhacay garoonka gudihiisa waxaane goobta ku geeriyooday dad gaaraayo 125-qofood kuwaaso neefta ku dhegtay qaar kalane lagu is-istaagay markeey dhulka dheceen intuu socday kala yaaca.
ISHA WARKA AP.