SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

10-QOFOOD OO LAGU DILAY DALKA KANADA.

DAMEIN IYO MYLES OO WALALA AH.

(CANADA)-Dalka Canada waxaa maanta ka dhacay weerar eey qaadeen laba wiil oo walaala ah weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraayo toban qofood waxaane ku dhaawacmay dada gaarayo 15-qofood oo kale,dadka weerarka gaystay ayaa isticmaalaayey Mindi waxaane la soo sheegay ineey wateen gaari ROGUE-NISSAN midabkiisana lagu sheeegay inuu yahay madoow. Labada qofood ee gaystay dhibka ee la raadinaayo ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Damein Sanderson oo 31-jir ah iyo Myles Sanderson oo 30-jir ah waa laba wiil oo walaala ah. Halka weerarku ka dhacay ayaa ah gobolka SASKATCHEWAN ee dalkaasi Kanada.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.