CIIDAMADDA KUMAANDOOSKA DANAB OO KA CABSI QABA…
Dawladda Maraykanka ayaa waxa eey malaayiin doolar gelisay tababarka ciidamadda kumaandooska soomaaliyeed ee loo yaqaano DANAB ciidamadda ayaa hadda waxa eey soo food saartay cabsi aad culus taasoo ah ineey noqdaan kuwa loo adeegsado arrimo siyaasadeed lagan weeciyo ujeedkii loo dhisay oo ahaay ineey la dagaalamaan kooxda alshabaab. Ka bixitaanka ciidamadda Maraykanka ee soomaaliya ayaa waxaa laga yaabaa ineey ka dhalato dhibaatooyin aad culus oo eey ugu horeeyso in culayskii saarnaay uu ka dego kooxda alshabaab iyo in ciidamadda danab noqdaan kuwa qeyb ka noqdo kuwa loo adeegsado arrimo siyaasadeeda waxaane arrintaan ka hortaagnaay dawladda soomaaliya tababaraaysha Maraykanka ah oo si adag u diidi jiray in Danab loo diro hawl aan ahayn la dagaalanka Alshabaab. XIGASHO WASHINTON POST.