SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TANZANIA OO XIRTAY….

Sannadkii 2018-kii ayey ahayd markii eey ciidamadda Booliska dalka Tanzania galeen feejignaan sareeyso lana xiriirto dhallinyaradda loo qoranaayo ineey ku biiraan dagaalyahanadda ka dagaalamo waqooyiga dalka Musambiiq kuwaasoo halkaasoo halkaas ka wada fal dembiyeedyo.

kooxda ka soo go’day koox ka jirta dalka soomaaliya ee loo yaqaano AHLU SUNNA WAL JAMAACA,kooxdaan ayaa waxa eey dhallinyaro ka qorteen waqooyiga dalka Tanzania si eey u tababaraan ka dibne ugu biiraan unugyadda argagixisadda kana dagaalanta dalka Musambiiq,Ahlu sunna wal jamaaca ayaa ah koox meel dhaxaada suufi ah si adagna uga soo horjeedo kooxda eey isla yihiin sunni ee xagjirka ah(Alqaacidda),kooxdaan ayaa ka hawlgasha gobolka geeska afrika tan iyo sannadkii 2005-tii. XIGASHO THE EAST AFRICAN.

HALKAAN KA AKHRISO