SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOOMAALIYA OO AAN KA MID NOQON 28-KA DAL EE….

Hayadda lacagta adduunka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano IMF ayaa markii labaad waxa eey lacag siinaysaa 28-dal kana kala tirsan qaaradaha caalamka,dawladaha kaalmadaan heli doono ayaa waxaa ka mida wadamo ka tirsan qaaradda afrika sida(Beniin,Burkiino Faaso,Burundi,Afrikada dhexe,Jaad,Komooros,Koongo Dimuqaraadiga,Gaambiya,Gini,Gin-bisaawi,Libeeriya,Madagaskar,Malaawi,Musambiiq,Nayjar,Nayjeeriya,Ruwanda,Siiralyoon,Tanzaaniya iyo Toogo). Daalka Maali oo dhawaan ciidamadu tala dalka la wareegeen ayaa ah mid xaq u leh inuu helo kaalmadaan dhaqaale eey bixinayso hayadda lacagta adduunka(IMF) balse laguma soo derin liiska dawladaha afrika ee helaayo dhaqaalahaas sabab la xiriirto ineeysan kala cadeeyn in dawladda hadda ka jirta Maali heleeyso aqoonsi caalami ah iyo in kale waayo hadda dalka Maali waxaa ka taliyo ciidamo afgembi ku qabsaday taladda dalkaasi Maali.

HALKAAN KA AKHRISO WARKA OO DHAN.